Ku saabsan Meeqam TV
Meeqam TV waa bog war oo Af-Soomaali ah oo soo gudbiya wararka Soomaaliya iyo caalamka: siyaasadda, amniga, dhaqaalaha iyo teknoolojiyadda.
Yaan nahay
Meeqam TV waxaa asaasay oo maamula Abdullahi. Waxaan dadka u gudbinaa wararka si cad, kooban oo fudud loo fahmi karo.
Sida aan wararka u xaqiijino
- Waxaan isticmaalnaa ilo la aqoonsan yahay iyo goobjoog.
- Wax aan la xaqiijin waxaan u qornaa "sida lagu warramayo".
- Marka khalad la helo, si degdeg ah ayaan u saxnaa oo ku qornaa cusboonaysiin.
Nala soo xiriir
Email: guulmuhamed@gmail.com
Saxid iyo cabasho
Haddii aad aragto khalad ama aad rabto in wax la saxo, iska soo dir email: guulmuhamed@gmail.com
0 Comments